Esteer 9:16 ~ Estera 9:16

picture

O o Yuhuuddii kale oo joogay boqorka gobolladiisa iyana dhammaantood way isa soo wada urursadeen, oo ay daaficidda naftooda isu taageen, oo way ka raysteen cadaawayaashoodii, oo waxay kuwii iyaga nebcaa ka laayeen shan iyo toddobaatan kun oo qof, laakiinse maalkoodii far ma ay saarin.


Ceilalţi Iudei din celelalte ţinuturi ale împăratului s'au strîns şi şi-au apărat viaţa. Au căpătat astfel odihnă, scăpînd de vrăjmaşii lor, şi au ucis şaptezeci şi cinci de mii din cei ce le erau vrăjmaşi. Dar n'au pus mîna pe averile lor.

Continue reading Report error