M arkaasaa boqorkii wuxuu Esteer u soo fidiyey ushii dahabka ahayd. Oo taas daraaddeed Esteer way kacday oo waxay istaagtay boqorka hortiisii.
Царь протянул к Есфири золотой скипетр, и она поднялась и встала перед ним.