K olkaasaa Xarboona oo ahaa boqorka midiidinnadiisa midkood oo boqorka hortiisa joogay ayaa yidhi, Weliba bal eeg, waxaa Haamaan gurigiisa ag qotoma qoriga deldelaadda oo dhererkiisu yahay konton dhudhun, oo Haamaan u sameeyey inuu ku deldelo Mordekay oo boqorka wax wanaagsan kaga hadlay. Markaasaa boqorkii yidhi, Halkaas ku deldela.
伺 候 王 的 一 个 太 监 名 叫 哈 波 拿 , 说 : 「 哈 曼 为 那 救 王 有 功 的 末 底 改 做 了 五 丈 高 的 木 架 , 现 今 立 在 哈 曼 家 里 。 」 王 说 : 「 把 哈 曼 挂 在 其 上 。 」
Continue reading Report error