Esteer 6:13 ~ Есфирь 6:13

picture

M arkaasaa Haamaan wuxuu naagtiisii Seresh iyo saaxiibbadiis oo dhan uga sheekeeyey wixii isaga ku dhacay oo dhan. Kolkaasaa raggiisii xigmadda lahaa iyo naagtiisii Seresh waxay ku yidhaahdeen, Mordekay oo aad bilowday inaad hortiisa ku dhacdo, hadduu yahay farcanka Yuhuudda, ka adkaan maysid, laakiinse hubaal hortiisaad ku dhici doontaa.


И пересказал Аман Зереши, жене своей, и всем друзьям своимвсе, что случилось с ним. И сказали ему мудрецы его и Зерешь, жена его: если из племени Иудеев Мардохей, изгза которого тыначал падать, то не пересилишь его, а наверно падешь пред ним.

Continue reading Report error