B oqorow, haddaad raalli iga tahay, oo aad ku faraxdid inaad ii samaysid waxaan kaa baryay, oo aad yeeshid waxaan ku weyddiistay, haddaba adiga iyo Haamaan kaalaya martiqaadka aan idiin diyaarin doono, oo aniguna berri baan yeelayaa sidaad tidhi, boqorow. Cadhadii Haamaan Ee Mordekay
If I have found favor in the king’s eyes, and if it please the king to give me what I ask of him, may the king and Haman come to the special supper that I will make ready for them. And tomorrow I will tell you what I want.”
Continue reading Report error