Esteer 5:14 ~ 以 斯 帖 記 5:14

picture

M arkaasaa naagtiisii Seresh iyo saaxiibbadiis oo dhammu waxay ku yidhaahdeen, Ha la sameeyo qori wax lagu deldelo oo dhererkiisu konton dhudhun yahay, oo subaxda waxaad boqorka ku tidhaahdaa, Mordekay meeshaas ha lagu deldelo. Oo markaas dabadeed adigoo faraxsan boqorka martiqaadka u raac. Kolkaasaa hadalkaasu ka farxiyey Haamaan; oo wuxuu amray in meeshii deldelaadda la sameeyo.


他 的 妻 細 利 斯 和 他 一 切 的 朋 友 對 他 說 : 「 不 如 立 一 個 五 丈 高 的 木 架 , 明 早 求 王 將 末 底 改 掛 在 其 上 , 然 後 你 可 以 歡 歡 喜 喜 地 隨 王 赴 席 。 」 哈 曼 以 這 話 為 美 , 就 叫 人 做 了 木 架 。

Continue reading Report error