Esteer 5:1 ~ 以 斯 帖 記 5:1

picture

H addaba maalintii saddexaad Esteer baa gashatay dharkeedii boqornimada, oo waxay soo istaagtay guriga boqorka barxaddiisa dhexe, taasoo ka soo hor jeedday guriga boqorka; oo boqorkuna wuxuu ku fadhiyey carshigiisii boqornimada oo ku dhex yiil guriga boqornimada, wuxuuna ka soo hor jeeday iridda guriga laga soo galo.


第 三 日 , 以 斯 帖 穿 上 朝 服 , 進 王 宮 的 內 院 , 對 殿 站 立 。 王 在 殿 裡 坐 在 寶 座 上 , 對 著 殿 門 。

Continue reading Report error