Esteer 4:7 ~ Естир 4:7

picture

M arkaasaa Mordekay wuxuu isagii u sheegay dhammaan wixii isaga ku dhacay, iyo lacagtii uu Haamaan u ballanqaaday inuu siinayo boqorka khasnadihiisa in Yuhuudda la baabbi'iyo aawadeed.


И Мардохей му съобщи всичко, що му бе станало, и количеството на среброто, точно, което Аман бе обещал да внесе в царските съкровищници, за да изтреби юдеите.

Continue reading Report error