Esteer 4:1 ~ Естир 4:1

picture

H addaba markii Mordekay ogaaday wixii la sameeyey oo dhan ayuu dharkiisii jeexjeexay, dhar joonyad ahna wuu xidhay oo dambas ismariyey, markaasuu magaalada dhex galay oo oohin dheer oo qadhaadh ku qayliyey.


А Мардохей, като научи за всичко, което беше станало, раздра дрехите си, облече се във вретище с пепел и излезе сред града, и викаше силно и горчиво.

Continue reading Report error