H addaba, boqorow, taas haddaad raalli ka tahay, ha la qoro in iyaga la baabbi'iyo; oo anna waxaan bixin doonaa toban kun oo talanti oo lacag ah, oo waxaan gacanta u gelin doonaa kuwa boqorka shuqulkiisa u taliya inay iyagu maalkaas geliyaan khasnadaha boqorka.
فَإنِ استَحسَنَ المَلِكُ، فَلْيُصدِرْ مَرْسُوماً بِقَتلِهِم جَمِيعاً. وَسَأدْفَعُ عَشْرَةَ آلافِ قِنْطارٍ مِنَ الفِضَّةِ للضُّبّاطِ لِيَضَعُوها فِي خَزِينَةِ المَلِكِ.»
Continue reading Report error