O o warqadona waxaa loo dhiibay warqaadayaal, oo waxaa loo diray boqorka gobolladiisii oo dhan, in Yuhuudda oo dhan la wada baabbi'iyo, oo la wada laayo, oo la halaago dhammaantood, yar iyo weyn, iyo dhallaanka iyo dumarkaba, bisha Adaar oo ah bisha laba iyo tobnaad, maalinteeda saddex iyo tobnaad, iyo in maalkoodana booli ahaan loo dhaco.
І були послані листи через гінців до всіх царських округ, щоб були повигублювані, побиті та понищені всі юдеї від хлопця й аж до старого, діти та жінки одного тринадцятого дня місяця дванадцятого, він місяць адар, а здобич по них пограбувати.
Continue reading Report error