Esteer 2:8 ~ Esther 2:8

picture

M arkii la maqlay boqorka amarkiisii iyo naadadiisii, kolkii hablo badan lagu soo ururiyey Shuushan oo ahayd hoygii boqorka, oo gacanta loo geliyey Heegay, ayaa Esteer la geeyey gurigii boqorka, oo waxaa gacanta loo geliyey Heegay oo ahaa kii naagaha dhawri jiray.


So when the king’s command and his decree were proclaimed and when many maidens were gathered in Shushan the capital under the custody of Hegai, Esther also was taken to the king’s house into the custody of Hegai, keeper of the women.

Continue reading Report error