Esteer 2:23 ~ Esther 2:23

picture

O o markii xaalkaas la baadhay ayaa waxaa la ogaaday inay saas tahay, oo labadoodiiba geed baa laga soo deldelay; oo taasna waxaa lagu qoray buuggii taariikhda boqorka hortiisa.


And when an inquiry was made into the matter, it was confirmed, and both were hanged on a gallows; and it was written in the book of the chronicles in the presence of the king.

Continue reading Report error