Esteer 2:21 ~ Есфирь 2:21

picture

O o waagaas mar uu Mordekay boqorka iriddiisa fadhiistay ayaa waxaa aad u cadhooday laba nin oo boqorka midiidinno u ahaa, waxayna ahaayeen Bigtaan iyo Teresh oo ka mid ahaa kuwa iridda dhawra, oo waxay dooneen inay Boqor Ahashwerus dilaan.


В это время, как Мардохей сидел у ворот царских, два царских евнуха, Гавафа и Фарра, оберегавшие порог, озлобились, и замышляли наложить руку на царя Артаксеркса.

Continue reading Report error