H addaba Esteer oo ahayd ina Abiixayil, kaasoo adeer u ahaa Mordekay oo iyada qaatay oo ka dhigtay sidii gabadhiisii oo kale, markii wakhtigeedii ay boqorka u geli lahayd la gaadhay, iyadu waxba ma ay dalban wixii Heegay oo ahaa boqorka midiidinkiisii naagaha u dhawri jiray uu u dooray mooyaane. Oo intii Esteer aragtay oo dhammu way u bogeen.
А коли настала черга для Естери, дочки Авіхая, Мордехаєвого дядька, що взяв її собі за дочку, щоб іти до царя, вона нічого не жадала, як тільки того, що казав Геґай, царський евнух, сторож жінок. І Естер мала ласку в очах усіх, хто її бачив!
Continue reading Report error