Esteer 2:14 ~ Естир 2:14

picture

O o iyadu fiidkii bay tagtay, oo subaxdii ayay ku soo noqotay gurigii labaad oo naagaha, iyo gacanta Shacashgas oo ahaa boqorka midiidinkiisii u dhawri jiray naagaha addoommaha ah. Iyana mar dambe boqorkii uma ay soo gelin, in boqorku ku farxo iyo in magaceeda loogu yeedho mooyaane.


Вечер влизаше, а сутрин се връщаше във втората женска къща под надзора на Саасгаз, царския евнух, който пазеше наложниците; тя не влизаше вече при царя, освен ако царят я поискаше и бъдеше повикана по име.

Continue reading Report error