Esteer 2:12 ~ Esther 2:12

picture

H addaba markii gabadh walba wakhtigeedii la gaadhay inay u gasho Boqor Ahashwerus, oo iyada loogu sameeyo sida waafaqsan waxa sharcigu dumarka farayo laba iyo toban bilood dabadeed, (waayo, saasaa isdaahirintoodu ku dhammaan jirtay, inay intii lix bilood ah ismariyaan saliidda malmalka, intii lix bilood ahna ismariyaan uunsi udgoon iyo waxyaalaha dumarka lagu daahiriyo)


And in the drawing nigh of the turn of each young woman to come in unto the king Ahasuerus, at the end of there being to her -- according to the law of the women -- twelve months, for so they fulfil the days of their purifications; six months with oil of myrrh, and six months with spices, and with the purifications of women,

Continue reading Report error