Esteer 10:3 ~ Есфирь 10:3

picture

H addaba Yuhuudigii Mordekay ahaa wuxuu ahaa ninkii ku xigay Boqor Ahashwerus, oo xagga Yuhuuddana wuxuu ahaa nin weyn, oo walaalihiisa badanuna way aqbaleen; oo wuxuuna ahaa nin doondoonaa wanaagga dadkiisa oo nabaadiino kula hadla farcankiisa oo dhan.


Иудей Мардохей был вторым после царя Ксеркса; он был велик среди иудеев, и множество соплеменников глубоко чтило его, потому что он трудился на благо своего народа и говорил ради благополучия всех иудеев.

Continue reading Report error