H addaba haddii boqorku raalli ka yahay, amar boqornimo ha bixiyo, oo amarkaasna si aan loo beddelin ha lagu dhex qoro qaynuunnada reer Faaris iyo reer Maaday, inaanay boqoradda Washtii mar dambe iman Boqor Ahashwerus hortiisa. Boqorkuna boqoradnimadeedii ha siiyo mid kale oo iyada ka wanaagsan.
فَإنِ اسْتَحْسَنَ المَلِكُ، فَلْيُصْدِرْ مَرْسُوماً مَلَكِيّاً يُكْتَبُ فِي شَرائِعِ مادِيَ وَفارِسَ، حَتّى لا يُمكِنَ إبطالُهُ، بِأنْ لا تَدْخُلَ المَلِكَةُ وَشتِي إلَى مَحْضَرِ المَلِكِ أحَشْوِيرُوشَ ثانِيَةً، وَبِأنْ يُعطِيَ المَلِكُ مَنصِبَها المَلَكِيَّ لامْرأةٍ أفضَلَ مِنها.
Continue reading Report error