Nexemyaah 9:8 ~ Неемия 9:8

picture

o o dabadeedna ogaaday in qalbigiisu hortaada aamin ku yahay, oo isagii axdi kula dhigtay inaad isaga siinaysid dalka reer Kancaan, iyo reer Xeed, iyo reer Amor, iyo reer Feris, iyo reer Yebuus, iyo reer Girgaash, xataa inaad dalkaas siinaysid farcankiisa; oo erayadaadiina waad oofisay, maxaa yeelay, xaq baad tahay.


Ты нашел его сердце верным Тебе и заключил с ним завет, чтобы отдать его потомкам землю хананеев, хеттов, аморреев, ферезеев, иевусеев и гергесеев. Ты сдержал Свое слово, ведь Ты праведен.

Continue reading Report error