M arkaasaa kuwii reer Laawi oo ahaa Yeeshuuca, iyo Qadmii'eel, iyo Baanii, iyo Xashabneyaah, iyo Sheereebyaah, iyo Hoodiyaah, iyo Shebanyaah, iyo Fetaxyaah, waxay dadkii ku yidhaahdeen, War istaaga oo Rabbiga Ilaahiinna ah ammaana weligiis iyo weligiis, oo waxay yidhaahdeen, Magacaaga ammaanta badan ha la ammaano, kaasoo ka wada sarreeya kulli mahad iyo ammaan oo dhan.
Şi Leviţii Iosua, Cadmiel, Bani, Haşabnia, Şerebia, Hodia, Şebania şi Petahia, au zis:,, Sculaţi-vă şi binecuvîntaţi pe Domnul, Dumnezeul vostru, din vecinicie în vecinicie!,, Binecuvîntat să fie Numele Tău cel slăvit, care este mai pe sus de orice binecuvîntare şi de orice laudă!
Continue reading Report error