Nexemyaah 9:38 ~ Неемія 9:38

picture

O o weliba waxaas oo dhan aawadood waxaannu kula dhiganaynaa axdi daacad ah, waannuna qoraynaa, oo waxaa shaabad ku dhammaynaya amiirradayada, iyo kuwayaga reer Laawi, iyo wadaaddadayada.


(10-1) Через те все ми складаємо певну умову, і підписуємо, а печатки кладуть наші зверхники, наші Левити, наші священики.

Continue reading Report error