Nexemyaah 9:29 ~ 尼 希 米 記 9:29

picture

o o aad ku markhaati furtay, si aad mar kale sharcigaaga ugu soo celiso; laakiinse way kugu kibreen oo amarradaadiina ma ay maqlin, illowse xukummadaadii way ku dembaabeen, (kaasoo haddii nin sameeyo uu ku dhex noolaan lahaa,) oo intay kaa jeesteen ayay luqunta adkeeyeen, wayna diideen inay maqlaan.


又 警 戒 他 们 , 要 使 他 们 归 服 你 的 律 法 。 他 们 却 行 事 狂 傲 , 不 听 从 你 的 诫 命 , 干 犯 你 的 典 章 ( 人 若 遵 行 就 必 因 此 活 着 ) , 扭 转 肩 头 , 硬 着 颈 项 , 不 肯 听 从 。

Continue reading Report error