L aakiin markay nasteen ayay wax shar ah hortaada ku sameeyeen, oo sidaas daraaddeed waxaad u daysay gacantii cadaawayaashooda, oo iyana way addoonsadeen iyagii; illowse markay kuu soo noqdeen oo ay kuu qayshadeen, samadaad ka maqashay; oo marar badan ayaad naxariistaada aawadeed ku samatabbixisay;
Но как только они обретали покой, они вновь начинали творить зло в Твоих глазах. И Ты оставлял их в руках их врагов, и они правили ими. И когда они опять взывали к Тебе, Ты слышал с небес и по великому Своему состраданию избавлял их снова и снова.
Continue reading Report error