M arkaasaa Nexemyaah oo taliyaha ahaa, iyo wadaadkii Cesraa oo karraaniga ahaa, iyo kuwii reer Laawi oo dadka wax bari jiray, waxay dadkii oo dhan ku wada yidhaahdeen, Maanta waxay Rabbiga Ilaahiinna ah u tahay maalin quduus ah, haddaba ha barooranina, hana ooyina, maxaa yeelay, dadkii oo dhammu way wada ooyeen markay maqleen erayadii sharciga.
And Nehemiah, who was the governor, and Ezra the priest and scribe, and the Levites who taught the people said to all of them, This day is holy to the Lord your God; mourn not nor weep. For all the people wept when they heard the words of the Law.
Continue reading Report error