Nexemyaah 8:4 ~ 尼 希 米 記 8:4

picture

O o karraanigii Cesraa ahaa wuxuu kor taagnaa meel sare oo alwaax laga sameeyey oo sababtaas aawadeed loo dhisay; oo dhankiisa midigta waxaa taagnaa Matityaah, iyo Shemac, iyo Canaayaah, iyo Uuriyaah, iyo Xilqiyaah, iyo Macaseeyaah; oo dhankiisa bidixdana waxaa taagnaa Fedaayaah, iyo Miishaa'eel, iyo Malkiyaah, iyo Xaashum, iyo Xashbaddaanaah, iyo Sekaryaah, iyo Meshullaam.


文 士 以 斯 拉 站 在 为 这 事 特 备 的 木 ? 上 。 玛 他 提 雅 、 示 玛 、 亚 奈 雅 、 乌 利 亚 、 希 勒 家 , 和 玛 西 雅 站 在 他 的 右 边 ; 毗 大 雅 、 米 沙 利 、 玛 基 雅 、 哈 顺 、 哈 拔 大 拿 、 撒 迦 利 亚 , 和 米 书 兰 站 在 他 的 左 边 。

Continue reading Report error