Nexemyaah 8:3 ~ 尼 希 米 記 8:3

picture

O o isna wixii kitaabkii ku qornaa ayuu ku akhriyey meeshii bannaanayd oo iridda biyaha ka horraysay, oo wuxuu akhriyeyey aroortii ilaa hadhkii, wuxuuna ku hor akhriyey raggii iyo dumarkii iyo kuwii garan karayay; oo dadkii oo dhammuna aad bay u dhegaysanayeen kitaabkii sharciga.


在 水 门 前 的 宽 阔 处 , 从 清 早 到 晌 午 , 在 众 男 女 、 一 切 听 了 能 明 白 的 人 面 前 读 这 律 法 书 。 众 民 侧 耳 而 听 。

Continue reading Report error