O o haddana wuxuu iyagii ku yidhi, Taga, oo baruurta cuna, oo wax macaan cabba, oo kii aan wax u diyaarsanaynna qayb u dira, waayo, maanta waxay Rabbigeenna u tahay maalin quduus ah, hana murugoonina, waayo, idinka waxaa xoog idiin ah farxadda Rabbiga.
又 对 他 们 说 : 你 们 去 吃 肥 美 的 , 喝 甘 甜 的 , 有 不 能 预 备 的 就 分 给 他 , 因 为 今 日 是 我 们 主 的 圣 日 。 你 们 不 要 忧 愁 , 因 靠 耶 和 华 而 得 的 喜 乐 是 你 们 的 力 量 。
Continue reading Report error