Nexemyaah 6:7 ~ Неемія 6:7

picture

O o weliba waxaad dooratay nebiyo si ay wax kugu saabsan dadka Yeruusaalem ugu wacdiyaan, iyagoo leh, Dalka Yahuudah waxaa jooga boqor. Haddaba erayadan waxaa loo sheegi doonaa boqorka. Haddaba sidaas daraaddeed kaalay, oo aan tashannee.


Та й пророків ти понаставляв, щоб викрикували про тебе в Єрусалимі, говорячи: Цар в Юді! А тепер цар почує оці речі. Отож, приходь, і порадьмося разом!

Continue reading Report error