Nexemyaah 5:15 ~ Неемия 5:15

picture

L aakiinse taliyayaashii hore oo iga sii horreeyey dadka culays bay ku hayeen, oo waxay ka qaadan jireen cunto iyo khamri iyo weliba afartan sheqel oo lacag ah, oo xataa midiidinnadoodu dadka way xukumi jireen. Laakiinse anigu saas ma aan yeelin, maxaa yeelay, waxaan ka cabsadaa Ilaah.


А по-раншните областни управители, които бяха преди мене, бяха товар на людете, и, освен четиридесет сикли сребро, вземаха от тях хляб и вино; при това, и слугите им господаруваха над людете. Но аз не правех така, понеже се боях от Бога.

Continue reading Report error