Nexemyaah 5:13 ~ Nehemiah 5:13

picture

M arkaasaan maradii dhabtayda hurgufay oo waxaan idhi, Ilaahay sidaas ha uga hurgufo gurigiisa iyo hawshiisa nin alla ninkii aan oofin ballankan; sidaas oo kale isaga ha loo hurgufo oo ha loo madhiyo. Markaasaa ururkii oo dhammu waxay yidhaahdeen, Aamiin, Rabbigana way ammaaneen. Oo dadkiina way sameeyeen sidii ballankaasu ahaa.


I shook out my lap and said, So may God shake out every man from his house and from his labor who does not keep this promise! So may he be shaken out and emptied. And all the assembly said, Amen, and praised the Lord. And the people did according to this promise.

Continue reading Report error