M arkaasaa waxaa dadkii iyo afooyinkooda ka kacay qaylo weyn oo ay kaga cabanayeen walaalahooda Yuhuudda ah.
And there was a great cry of the people and of their wives against their brethren the Jews.