Nexemyaah 3:6 ~ Неемия 3:6

picture

I riddii Gabowdayna waxaa cusboonaysiiyey Yooyaadaac oo ahaa ina Faasee'ax iyo Meshullaam oo ahaa ina Besoodyaah, oo waxay saareen alwaaxdii saqafka haysay, wayna taageen albaabbadeedii oo geliyeen handarraabbadeedii iyo qataarradeedii.


И старата порта поправиха Иодай, Фасеевият син и Месулам, Весодиевият син, които, като положиха гредите й, поставиха и вратите й, ключалките й и лостовете й.

Continue reading Report error