M eeshii isaga ku xigtayna waxaa cusboonaysiiyey Malkiiyaah oo ahaa dahabtumayaasha midkood oo wuxuu dhisay tan iyo gurigii reer Netiiniim iyo baayacmushtariyada oo ka soo hor jeedday Iridda Mifqaad iyo ilaa meeshii geeska laga fuulo.
След него поправяше Мелхия, син на златаря, до къщата на нетинимите и на търговците срещу вратата на Мифкад и до нагорнището при ъгъла.
Continue reading Report error