M eel kale oo isaga ku xigtayna waxaa cusboonaysiiyey Ceser ina Yeeshuuca oo ahaa taliyihii Misfaah, taas oo ahayd meel ka soo hor jeedda meesha loo fuulo maqsinka hubka oo ku ag yiil meeshuu derbigu ka leexdo.
Ezer, fiul lui Iosua, conducătorul Miţpei, a restaurat o altă parte a zidului, cea din faţa drumului care duce la depozitul de arme, la contrafortul din unghiul zidului.
Continue reading Report error