I riddii Isha biyaha ahna waxaa cusboonaysiiyey Shalluun ina Kaalxoseh oo ahaa taliyihii degmada Misfaah, wuu dhisay oo deday, oo wuxuu qotomiyey albaabbadeedii oo geliyey handarraabbadeedii iyo qataarradeedii, oo derbigii Warta Shelax oo beerta boqorka u dhowaana wuu dhisay, oo wuxuu gaadhsiiyey tan iyo jaranjarada hoos uga degata magaalada Daa'uud.
Şalun, fiul lui Col-Hoze, mai marele peste ţinutul Miţpa, a dres poarta izvorului. A zidit -o, a acoperit -o cu scînduri, şi i -a pus uşile, încuietorile şi zăvoarele. A făcut zidul iazului Siloe lîngă grădina împăratului, pînă la treptele cari pogoară din cetatea lui David.
Continue reading Report error