Nexemyaah 3:13 ~ 尼 希 米 記 3:13

picture

I riddii Dooxadana waxaa cusboonaysiiyey Xaanuun iyo dadkii Saanoo'ax degganaa. Iyagu way dhiseen, oo waxay qotomiyeen albaabbadeedii oo geliyeen handarraabbadeedii iyo qataarradeedii, oo waxay dhiseen kun dhudhun oo derbigii ah tan iyo Iriddii Digada.


哈 嫩 和 撒 挪 亞 的 居 民 修 造 谷 門 , 立 門 , 安 門 扇 和 閂 鎖 , 又 建 築 城 牆 一 千 肘 , 直 到 糞 廠 門 。

Continue reading Report error