Nexemyaah 3:1 ~ Nehemías 3:1

picture

M arkaasaa Eliyaashiib oo ahaa wadaadkii sare ayaa la kacay wadaaddadii walaalihiis ahaa, oo waxay dhiseen Iriddii Idaha, oo intay quduus ka dhigeen ayay albaabbadeedii qotomiyeen, oo waxay quduus ka dhigeen tan iyo Munaaraddii Mee'aah iyo ilaa Munaaraddii Xananeel.


»Entonces el sumo sacerdote Eliasib y los demás sacerdotes se dispusieron a reconstruir la puerta de las Ovejas. La repararon hasta la torre de Hamea, y reconstruyeron la torre de Jananel

Continue reading Report error