Nexemyaah 2:20 ~ ﻧﺤﻤﻴﺎ 2:20

picture

M arkaasaan jawaabay oo ku idhi, Ilaaha samadu wuu na liibaanin doonnaa, oo sidaas daraaddeed annagoo addoommadiisa ah waannu kici doonnaa, wax baannuna dhisi doonnaa, laakiinse idinku Yeruusaalem kuma lihidin qayb, ama xaq, amase xusuus toona.


فَأجَبْتُهُمْ: «سَيُوَفِّقُ إلَهُ السَّماءِ مَسْعانا، وَسَنَقُومُ نَحنُ عَبِيْدَهُ بِإعادَةِ البِناءِ. أمّا أنتُمْ فَلَيسَتْ لَكُمْ مُمتَلَكاتٌ أوْ حُقُوقٌ أوْ مَكانٌ فِي القُدسِ فِيهِ اسْمٌ لَكُمْ.»

Continue reading Report error