Nexemyaah 2:19 ~ Неемия 2:19

picture

L aakiinse Sanballad oo ahaa reer Xoron, iyo addoonkii ahaa Toobiyaah oo ahaa reer Cammoon, iyo Geshem oo ahaa Carab, markay taas maqleen ayay nagu qosleen, oo na quudhsadeen, oo waxay yidhaahdeen, War waxaad samaynaysaan waa maxay? Ma boqorkaad ku caasiyoobaysaan?


А аронецът Санавалат и слугата Товия, амонецът и арабинът Гисам, когато чуха това, присмяха ни се, презряха ни и думаха: Що е това, което правите? искате да се подигнете против царя ли?

Continue reading Report error