Nexemyaah 13:6 ~ 尼 希 米 記 13:6

picture

L aakiinse waagaas oo dhan anigu Yeruusaalem ma aanan joogin, waayo, sannaddii soddon iyo labaad oo boqorkii Baabuloon ee Artaxshasta ahaa ayaan u tegey boqorka, oo maalmo yar dabadood ayaan boqorka fasax weyddiistay.


那 時 我 不 在 耶 路 撒 冷 ; 因 為 巴 比 倫 王 亞 達 薛 西 三 十 二 年 , 我 回 到 王 那 裡 。 過 了 多 日 , 我 向 王 告 假 。

Continue reading Report error