Nexemyaah 13:26 ~ Неемия 13:26

picture

W ar Sulaymaan oo ahaa boqorkii reer binu Israa'iil sow isba waxyaalahan kuma dembaabin? In kastoo aan quruumo badan dhexdooda boqor isagoo kala ah laga heli karin, oo uu Ilaahiisuna jeclaa, oo uu Ilaah ka dhigay boqor u taliya reer binu Israa'iil oo dhan, haddana xataa isagii waxaa dembaajiyey naago qalaad.


Не съгреши ли така Израилевият цар Соломон? Ако и да не е имало между много народи цар подобен на него, който беше възлюбен от своя Бог, и когото Бог направи цар над целия Израил, но и него чужденките жени накараха да съгреши.

Continue reading Report error