Nexemyaah 13:25 ~ ﻧﺤﻤﻴﺎ 13:25

picture

O o anna iyagii waan la diriray, waanan caayay, oo qaarkoodna waan dilay, oo timahoodiina waan ka rifay, waanan ku dhaarshay Ilaah, oo ku idhi, Waa inaydnaan gabdhihiinna u guurin wiilashooda, gabdhahoodana ha u guurinina wiilashiinna, idinkuna ha guursanina.


فَوَبَّخْتُ هَؤُلاءِ الرِّجالَ، وَقُلْتُ لَهُمْ إنَّهُمْ مُخطِئُونَ، وَلَعَنْتُهُمْ وَضَرَبْتُ بَعضاً مِنْ رِجالِهِمْ، وَشَدَدْتُ شَعْرَهُمْ، وَحَلَّفْتُهُمْ بِاسْمِ اللهِ. وَقُلْتُ: «لا تُزَوِّجُوا بَناتَكُمْ مِنْ أبْنائِهِمْ، وَلا تَتَّخِذُوا لأبْنائِكُمْ أوْ لِأنفُسِكُمْ أيَّةَ بِنتٍ مِنْ بَناتِهِمْ زَوْجَةً.

Continue reading Report error