Nexemyaah 13:18 ~ Nehemiah 13:18

picture

W ar sow awowayaashiin saasoo kale ma yeelin, sow Ilaah belaayadan oo dhan taas aawadeed inooguma soo dejin innaga iyo magaaladaba? Oo weliba markaad sabtida nijaasaysaan waxaad reer binu Israa'iil ku soo dejisaan cadho kale oo badan.


Did not your fathers do thus, and did not our God bring all this disaster on us and on this city? Yet you bring added wrath on Israel by profaning the Sabbath.”

Continue reading Report error