Nexemyaah 12:46 ~ Nehemiah 12:46

picture

W aayo, waagii hore oo ahaa wakhtigii Daa'uud iyo Aasaaf waxaa jiri jiray nin madax u ahaa kuwii gabayaaga ahaa, oo waxaa Ilaah loogu gabyi jiray gabayo ammaan iyo mahadnaqid ah.


For in the days of David and Asaph of old there was a chief of the singers, and songs of praise and thanksgiving unto God.

Continue reading Report error