Nexemyaah 12:24 ~ Неемія 12:24

picture

O o kuwii reer Laawi madaxda u ahaa waxay ahaayeen Xashabyaah, iyo Sheereebyaah, iyo Yeeshuuca oo ahaa ina Qadmii'eel, iyo walaalahoodii iyaga ka soo hor jeeday inay Ilaah ammaanaan oo ay u mahadnaqaan, siduu amray Daa'uud oo ahaa ninkii Ilaah, iyagoo iska soo hor jeeda.


А голови Левитів: Хашавія, Шеревія, і Ісус, син Кадміїлів, та брати їхні були навпроти них, щоб хвалити та славити за наказом Давида, Божого чоловіка, черга за чергою.

Continue reading Report error