Nexemyaah 11:3 ~ 尼 希 米 記 11:3

picture

H addaba kuwanu waa madaxdii gobolka oo Yeruusaalem degay, laakiinse magaalooyinkii dalka Yahuudah mid waluba wuxuu degay meeshii hantidiisii ahayd oo ku tiil magaalooyinkoodii, oo waxay ahaayeen reer binu Israa'iil, iyo wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi, iyo reer Netiiniim, iyo carruurtii addoommadii Sulaymaan.


以 色 列 人 、 祭 司 、 利 未 人 、 尼 提 宁 , 和 所 罗 门 仆 人 的 後 裔 都 住 在 犹 大 城 邑 , 各 在 自 己 的 地 业 中 。 本 省 的 首 领 住 在 耶 路 撒 冷 的 记 在 下 面 :

Continue reading Report error