Nexemyaah 10:37 ~ 尼 希 米 記 10:37

picture

i yo inaynu wadaaddada qolalka guriga Ilaaheenna ugu keenayno inta ugu horraysa cajiinkeenna, iyo qurbaannadeenna, iyo midhaha geedo cayn kasta ah, iyo khamriga, iyo saliidda, iyo inaynu waxa dhulkeenna ka baxa toban meelood meel ka siinayno kuwa reer Laawi, waayo, reer Laawi waxay meeltobnaadyada ka qaadan jireen beeraha magaalooyinkeenna oo dhan.


并 将 初 熟 之 麦 子 所 磨 的 面 和 举 祭 、 各 样 树 上 初 熟 的 果 子 、 新 酒 与 油 奉 给 祭 司 , 收 在 我 们 神 殿 的 库 房 里 , 把 我 们 地 上 所 产 的 十 分 之 一 奉 给 利 未 人 , 因 利 未 人 在 我 们 一 切 城 邑 的 土 产 中 当 取 十 分 之 一 。

Continue reading Report error