Nexemyaah 10:28 ~ Neemia 10:28

picture

O o dadka intiisii kale oo dhan oo ahaa wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi, iyo irid-dhawryadii, iyo kuwii gabayaaga ahaa, iyo reer Netiiniim, iyo kulli intii iska soocday dadyowgii dalka degganaa oo raacday sharcigii Ilaah, iyo naagahoodii, iyo wiilashoodii, iyo gabdhahoodii, iyo mid kasta oo lahaa aqoon iyo waxgarasho,


Cealaltă parte a poporului, preoţii, Leviţii, uşierii, cîntăreţii, slujitorii Templului, şi toţi ceice se despărţiseră de popoarele străine, ca să urmeze Legea lui Dumnezeu, nevestele lor, fiii şi fetele lor, toţi cei ce aveau cunoştinţă şi pricepere,

Continue reading Report error