Cesraa 9:7 ~ ﻋﺰﺭﺍ 9:7

picture

T an iyo waagii awowayaashayo iyo ilaa maantadan xujo badan baannu lahayn, oo xumaatooyinkayagii aawadood ayaa annaga iyo boqorradayadii iyo wadaaddadayadiiba loogu gacangeliyey boqorradii dalalka degganaa inay seef nala dhacaan, oo ay maxaabiis naga dhigtaan, oo ay na dhacaan, iyo inay na wareeriyaan, siday maantadan tahay.


وَمُنذُ أيّامِ آبائِنا إثمُنا عَظِيمٌ. وَبِسَبَبِ خَطايانا، جاءَ مُلُوكٌ أجانِبُ، وَعاقَبُوا مُلُوكَنا وَكَهَنَتَنا بِالسَّيفِ وَالسَّبي وَالنَّهبِ وَالإذلالِ كَما هُوَ الحالُ اليَومَ.

Continue reading Report error